Wareega labaad ee codeynta doorashada puntland oo soo idlaatay.

SHARE

Waxaa goor dhow soo idlaaday Wareega labaad ee Codeynta doorashadda Madaxweynaha maamulka Puntland, waxaana xildhibaanada baarlamaanka maamulka Puntland maanta ay dooranayaan cida ay u arkaan inuu hogaamin karo Puntland.
Xildhibaanada Puntland ee hadda Codeynaya ayaa ka kooban 66 Mudane.
Gudigga doorashada Madaxweynaha ayaa hada waxaa ay tirin doonaan qaabka ay codadka u hala heleen sedexda musharax