DEG DEG :- Gudoomiyaha Golaha Shacabka Maxamad Mursal Shiiq oo Go’aan kasoo saaray kala Diridii Gudiga Maaliyada ee Golaha Shacabka Soomaaliya.

SHARE

DEG DEG :- Gudoomiyaha Golaha Shacabka Maxamad Mursal Shiiq ayaa Go’aan kasoo saaray kala Diridii Gudiga Maaliyada ee Golaha Shacabka Soomaaliya.

Guddoomiyaha Golaha Shacabka Ayaa Faray Guddiga Maaliyada, Miisaaniyada, Qorsheynta Iyo La Xisaabtanka Hay’adaha Dowlada In Ay Shaqadooda Sii Wataan